Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Ciidamo Madani ah oo Jowhar Nin Rayid ah ku Toogtey
Somaliland Borama Rays Hotel
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:11
Date:05-07-2008
Bosaso, Bari, Puntland, Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:14
Date:05-07-2008
Clay Aiken - Somalia Awareness
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:18
Date:05-07-2008
Mogadishu: 2 July 2008
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:31
Date:04-07-2008
Bob Marley - Africa Unite
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:37
Date:02-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 08 2008
Ciidamo Madani ah oo Jowhar Nin Rayid ah ku Toogtey
Written by Ali Moallim   
Thursday, 08 May 2008

Jowhar,(insidesomalia.org)- Ciidamo Madani ah ee dhawaan loo sameeyay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabelaha Dhaxe ayaa lagu soo waramayaa in ay Maanta toogasho gudaha Magaalada ay ugu dileen qof rayid ah.

Ninkan ayaa geeriyooday ka dib markii rag la sheegay in ay ka tirsan yihiin Ciidamada Madaniga ee dhawaan loo sameeyay Magaalada ay toogteen, iyadoo aan la ogeyn ujeeda ay u dileen ninkaasi rayidka ah.

Ninkaan dilka loogaystay ayaa waxa uu ahaa nin ka xoogsada Warshadii hore ee Sokorta oo ku taala Xaafada Horseed ee Magaalada Jowhar sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka oo tilmaamay in ay fuliyeen rag ka tirsan Ciidamada Madaniga ee shalay laga sameeyay Magaalada Jowhar,kuwaasi oo loogu talogaley in ay sugaan amaanka Magaaladaasi.

Dhanaca kale Salaad Roobdoon ah ayaa maanta waxaa lagu dukaday Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabelha Dhaxe, iyadoo ay ka soo qeyb galeen Salaadaasi roobdoonka ah Culamaa’udiin iyo dad weyne aad u fara badan, kuwaasi oo alle kabaryey roob in uu siiyo sidoo kalana kuleelka kuleylka iyo Roob la,aantana uu ka qaado.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >